SUBAX:Waa la is hayaa!! Turkiga oo lashiray Madaxda Xamaas, iyadoo Mareykan,ingiriis, jarmal iyo



SUBAX:Waa la is hayaa!! Turkiga oo lashiray Madaxda Xamaas, iyadoo Mareykan,ingiriis, jarmal iyo

SUBAX:Waa la is hayaa!! Turkiga oo lashiray Madaxda Xamaas, iyadoo dhanka kale Madaxda Mareykan,ingiriis, jarmal iyo Faransiis oo war soo saaray.

41 comments
  1. Waa beentood yuribiyaanka la kulankooda aa ceeb ah markaas dadka dhagahooda ee rabaan ineey maqashiiyaan ineey nabad raadis yihiin nimankaan wee tashteen ineey ilmaha iyo hooyooyinka laayaan

  2. Nadarow nimankii shayaadiinta ahaa ee ay yuhuuda rahmada ku haysato ma kuwanbaa yahuud ka hadli kara iyagaaba yuhudi gumeysataa ilka abeeso hoosey ka xiriiraan hubey ku daabulayaan masajidka ciyaarta ka daaya yuhuud insha allah waqtigeedii wuu dhamaaday insha alaah

  3. Yaxye siwar iyo inta shidayba alle jatol fardawsa hore haka geyo yuhudana hajabiyo wa dalimine alow islaamkA u hili ada awodbadane yAa allaah rer falastiin ugargaar oo cadawga kaqabo

  4. Allaha u naxariisto geesigii naftiisa u huray dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa waa geeri na taabatay runtii inta damiirka u saaxiibka ah waa geesi garab waayay taariikhda ayaa qori doonta xamaasna kuma baabi doonto sidaas insha allah rabi ha ugargaaro qazo iyo ehelkeeda

  5. Dagalka hajogsado waben wa dhagalku hasocdo nataniyahu iyaga kadaran Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod Allaha unaxaristo yaxyaa sinwar iyo mujahidinta dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  6. Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  7. Ilaahy falstiin ha u gar gaaro isaamku ilaahy ayuu hastaa gar gaar kiisa gaalose iyagu waa ku waa isugu tagaye ilaahyoow u. Garaar falstiin yaa raxmaan yaa raxiim

  8. Muqaa wimada kuli goo dhulak hoos tooda bay dhufees yo ka qotaan hub kooda iyo madax dooda na ay gali yaan Mar ka arsinaal Iya gana Godad kaa MA qotaan

  9. Illaahay haw naxariisto jannatal fardowsa Aclaa hawgu deeqo gabrig haw ruuro myjaahidka Sinwaar àaaaamiiiin yaa Rab
    Kulligood daanjiriidka ka qoslayaal Rabbi tafaraaraq haku rido gaalada dhamaan tood

  10. Waxa ay shayaadiintaas walaaqaayaan iyo beenta ween ay daldalayaan micneheeda waxaa waaye in ururka mujaahidiinta XAMAS ay is dhiibaan ayagoo weliba ogyihiin in waxa ay rabaan ay u suurto gelaynin , kuwanu bayaan cad oo ku saleeysan qodobo cad cad lagu qanci karo ay la imaan Yahuudna ay si rasmi ah u fulin karin dagaal meesha joogsanaayo haba yeraatee aysan jirin…… Mujaahidiinta XAMAS ma hoggaamiyo addoonkooda Mxmud Cabbas ee waxaa hoggaamiya niman la yiraahdo RIJAALULLAAH oo geri iyo nolol aan kala jecleen .

  11. Illahey ha udhibdhaamo duco waxaan aheen mahaaynee gaalka wuu is biirsaday lkn waxaa ka xumahay gaalada kaligeeda naarta ma halesee dad muslim sheeganaayo oo hadana munaafuq ah😢😢😢😢😢alle haunaxariisto geesiyaasha😢😢😢

Leave a Reply