MUUQAAL LAYAAB LEH OO CUSUB | SINWAR, XOGTA DAHSOON | GAZA



MUUQAAL LAYAAB LEH OO CUSUB | SINWAR, XOGTA DAHSOON | GAZA

JAWI NOOCEE AH AYUU KU SUGNAA SINWAR, ‘HABEENKII KA HOREEYAY 7-OCTOBER 2023’? MUUQAAL LAYAAB LEH | DAAWASHO WACAN https://youtu.be/gz-kZnnqJEE

WATCH: IDF Spokesperson Daniel Hagari reveals new footage of Yahya Sinwar.
Hagari shared documentation from October 6, 2023, just one day before the October 7 Massacre, which shows Sinwar fleeing with his family in a tunnel. The documentation was found a few months ago by the IDF and Shin Bet (ISA).
https://www.jpost.com/israel-news/article-825247

EDITORIAL NOTE : ⚠️ The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, UK , the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah—either in part or in its entirety—as a terrorist group.) ⚠️

Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.

“We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.

Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: https://www.timesofisrael.com/biden-says-holding-discussions-on-possible-israeli-strike-on-irans-oil-facilities/?utm_source=article_hpsidebar&utm_medium=desktop_site&utm_campaign=liveblog_entry
.

34 comments
  1. Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo walaalaha falastiin aamiin

  2. Asc waa film ay yuhuudi samaysatay oo ay rabto inay xamaas uga dhigto ama reer Falstiin inuu yaxye siwaar reerkiisii meel nabada sii gaystay waana muafaqadii yuhuud lahayd
    Waa wax ay isku gaygaysay

    Waxay heshay xogtiisa markii ay ay dishay buuhagtiisi ayqadatay laga yaaba inay ka dhex hesho macluumaad ku sabab video haas waxayna ku aadin karaan ama kabadali karaan time ka isku wada heego waaxay usoo daysay inay ka dhigto isgu Dir
    Lakiin qofkasta oo aragti dheer wuu arki karaa beenta yahuud
    Iyo xulufadeda

  3. Yahuuuddu waa fuley waana beenaalayaal wayna ku fashilmeen dagaalka qaza
    Ma markuu dhintay ayay so bandhigayaan maxay markii hore ubaahan waayeen
    Jabka yahuudda waa la gaadhay
    Allah ha amaansado wiilasha yaryarka ah iyo dhmaan reer qaza dhubkana allah haka dulqaado aaamin yaa rabi
    Videogan waa mid lagu nacsiinayo shacabka reer qaza oo la.leeyhy isaga iyo qoyskiisu horey ayay udiyaar galoobeen lkn warkaaasi mnta ma ahayn wayna ku fashilmeen haday ogyihiin godadkan maxaabista 1sano laga haysto ayay soo furan lahaayeen
    Waa rooga guryaha la dhigto sidaan filayo

  4. Hagaari beenaale maxaa naguwata falaqayntiisa hagaari beenaale maxaase falanqayn reerguuraaya igadheh maxaankalee oranlaa yaxye waageesi waakuwii dhaawaciisa kabaqay madfackudhuftay

  5. Abdihafidoow adna ma dacaayadii Hagaari ayaad maanta noo keentay, waxaasi waa inaad fahantaa in ay tahay Sahyuuniyada dacaayadeeda ay ku diidan yihiin halyaynimada Zinwaar , Qorax calaacal ma dabooli karto Zinwaarna waa sidaas

  6. Waxay ila tahay in uu isagu kamaradda isagu meesha dhigey . Si uu ula socdo xaaladaha ka jira agagaarka .
    Lkn . Suurtogal ilama aha in ay cid kale dhigtay oo aanu ogeyn .
    Xataa , haday cid kale dhigtay , waa mid uu la socdo , waxna ka ogyahay .

    Thanks .
    A/ Fataax .

  7. Waa mujaahid adeeganaayo waxeey ka naxsanyihhin video gi eey soo dhigeen ku dhawaad geeridiisi sharafti ka muuqatay cabsi la'anta iyo hal adeegiusi Allaha geeyo Jannooyinkiisa mujaahid,shaalhiid Yaxye Sinwaar

  8. Vedio gaan waa vediogii hore ee ay soo daayeen qayb kamida oo ay editing ku sameeyeen ee ha u bixina, way kashifmeen koofiyad yar way kashifmeen markaa sheeko ay dadka kusii jeedinayaan weeyaan ee way hayeen Video gan! Don’t forget that they’re the Film makers, and Story tellers who get the opportunity use real video! YSW booga taariikhda aduunka ayuu galay ILAHAY raali ka noqdo 🫡🤲🏼

Leave a Reply