SUBAX: Natelyaahu oo ka naxay geerida iyo sida layaabka leh ee loo qaarijiyay shalay Taliyihii weyna

SUBAX: Natelyaahu oo ka naxay geerida iyo sida layaabka leh ee loo qaarijiyay shalay Taliyihii weynaa ee guutooyinka gasa ka dagaalamaya, Maxaa dhacidoona hadii Asraa’lll weerarto guriga Aayatullahiga iiraan, iyo warbixino kale oo cajiib ah.

44 comments
  1. Amareykan waxa uu rabaa inta doorashada ka dhamaneso in loocak dhigo yuhuuda kama harayo waa gacanta midig ninka natayahu waa degdeg sanyahay ee haladayo hadow biya ka cabaayo

  2. Janaraalada hala cuno dad waa dhibeen ee dila meeshi lagu arko ,yaan la cafin , wiliba raadiya guryahooda iyo meelaha ay ku Qaxweeyaan ay u badan yihiin xiliyada nasiinada ay ku jiraan , hala raadiyo !!!!

  3. Allah u naxariisto y sinwar iyo dhàmaan walaalihii ka Horsehay.
    Nin ka cabso was la fahmay lkn guri uu just noolaan jiray ka cabso was fulaynimo meesha ugu dambeysay.

  4. yuhuud way kibren waqtigii quraanka karimka ah no sheegay bey gaareen ilahyow adoomankaaga burburiyo u soo dir si ey u ciqaabaan amin amin amin

  5. Waa been macalinka weyn asaga ayaa wada dabkaholhaya yuhuuda maxay haysata runta banaanka Alaaha keeno insha Alaah falastiin guul insha Alaah iraan guul

  6. Mansha allaah ogaada ugudanbaynta waxaa Guulaysanaya mujaahidiinta jamaahiirta Xaq udirirka ah ee Xamaas & Xisbullaah & Xuutiyiinta & Dawladooda islaamiga ah ee Iran 🇮🇷 insha allaah taasi ogaad oo kuseexda kuna sootoosa muslimiinta Xorta ahow unaduceeya mujaahidiinta xaq udirirka ah jihaadka adag kujira💪🏻💪🏻🙏🙏

  7. Caqli cayara yahuudu guriga guri danbo manoqon lahyn xamas guriga barxad intey kadhigto ayey talo isaga iyo kursigisa macal ushisa iyo qorigisaba talo uga dhisi donan isha allh 😊

Leave a Reply