HABEEN: Marumbaa mala dilay Sinwaar? lasoco warbixintan oo faah-faahsan.

HABEEN: Marumbaa mala dilay Sinwaar? lasoco warbixintan oo faah-faahsan.

39 comments
  1. XAMAAS KULIWSS SINWAAR LKIN WAXAA BEEN AH ARIMO JAAJUUSNIMO KUMAANAAN DILIN JAAJUUSKIISII SOO SHEEGAY AYAA LA RABAA IN DHAQAALIHII LOO BALANQAAFAY LOO DIIDO OO AAN LA SIININ NINKII SADAAM XUSEEN SOO SHEEGAY WAXAA LOO BALANQAADAY 30MOLYAN OO DOLLAR MARKII LA DILayna WAA LOO DIIDAY WAXAA LOOGU JWABAY WASAARADA MAALIYADA AYAA KA FIKIRAYSA

  2. Waanka xumahay nadara. Horta wadnihii waa uu i xanuunay. Aniga waan is kaga bixi inaan dhageesto sinwaar. Horta ilahy baa jano qaali ah u doontay inta nool oo aduunka maanta joogta ayaa dhib qabta horta waxaan ku leeyahay bye aniga waanku xanuunsaday arinkaa

  3. Alle Haw Naxariisto Yaxye Sinwaar Waa Shahiid Dhaba Wuxuu Ahaa Geesi Garab Wayey Lkn Wuxuu Ka Tagay Taariikh Fiican Reer Qaza Ama Xamaas Waxay Hays Taa Kumanaan Yxy Siwaar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  4. 😢😢ma aaminsani waxey yahuuda iyo gaalada sheegayan Wa subax jimco illahey run kama dhigo ya rabi 😢waxa isleyahay sida horan u aminsanayen inu dhinta ona noolaayi sidaas cml aya hadane dhaceyso inshallh ya rabi musliminta Dhibatoyinka lagu haayo allaha kadulqaado aamin free Palestine 🇵🇸 😢

  5. Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  6. Haduu yaxye sinwar nolyahay wa mujahid jidka illahay u dagalamaya masjidka al aqsa in u xorowo u tagan
    Haduu dhintay nebi maxamed cid an ka jeclahay majirto wa u dhintay yaxye sinwar geerida wa ay sugaysa siday ugu timadaba wax ka qurux badan malahan ina ku dhimata jidka allah allahayow guulee ree qaza iyo re falastin rabiyow dhaman musliminta indhahay ka dawanayan xasuqas rabiyow imankoda so nolee jihaad kana wa nagu wajibi laha haday falastiniyinta dagalami lahayn geerida wa wajib wana lama dhafan allahayow hadu nolyahay xafid hadu dhintayna u naxariso lkn mujahidinta u maskaxdoda dhisay aya jogan Wali ma ogo miya in hal wil muslim e dacad daa ah jihadka in u u dhikmo boqolal gaalo allahayow cizee musliminta

  7. Waa uun eeyo raabiyo qaba waxay niyadooda ka helleen.lkn xanaas nin ka shahiidey uma istaageyso ka xoreynta dhulkooda yahuud marwalbaana guusha waxaaleh xisbigii illaahay waana xisbulaahi.

  8. انا لله وانا اله راجعون اللهم اغفر له وارحمه ووسع مدخله واكرم نزله ونقه بل الماء وثلج والبرد اللهم ابدله دارا من داره واهلا من اهله وازواجا من أزواجهم وادخله فسيح جناتك

  9. Yahye sinwaar ani ahaan hadan ray ka dhibto Israel ayaad u xistay oo waxay ledahay iska hubi bal si uu usoo hadali, ninkan yahye waa jihatamaya misaga hawl halaleyaya

  10. Nataniyahu aya kashrbadan swaar wa shahiid dhulkisa u dagalamay iyaga aya ciilaykii shaydanka ah swaar wakhtigisa aya dhàmaday iyaga madilin balse yay san kufikirin xams in ay dhamatay way guulaysan inshaa allha kiika dhintana wa shahiid

Leave a Reply