Nadarow nimankii shayaadiinta ahaa ee ay yuhuuda rahmada ku haysato ma kuwanbaa yahuud ka hadli kara iyagaaba yuhudi gumeysataa ilka abeeso hoosey ka xiriiraan hubey ku daabulayaan masajidka ciyaarta ka daaya yuhuud insha allah waqtigeedii wuu dhamaaday insha alaah
S w r ilaahy muslimiinta samir hakasiyo xms badal qayr qabo oo kadarn swr ilaahy hsiyo
😭😭😭😭😭
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Yaxye siwar iyo inta shidayba alle jatol fardawsa hore haka geyo yuhudana hajabiyo wa dalimine alow islaamkA u hili ada awodbadane yAa allaah rer falastiin ugargaar oo cadawga kaqabo
Allah haunaxar 😭🇵🇸😭🇵🇸Aamiin allha 🤲 🤲 Yaxya sinwaar
Allaha u naxariisto geesigii naftiisa u huray dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa waa geeri na taabatay runtii inta damiirka u saaxiibka ah waa geesi garab waayay taariikhda ayaa qori doonta xamaasna kuma baabi doonto sidaas insha allah rabi ha ugargaaro qazo iyo ehelkeeda
Dagalka hajogsado waben wa dhagalku hasocdo nataniyahu iyaga kadaran Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod Allaha unaxaristo yaxyaa sinwar iyo mujahidinta dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
Ilaahy falstiin ha u gar gaaro isaamku ilaahy ayuu hastaa gar gaar kiisa gaalose iyagu waa ku waa isugu tagaye ilaahyoow u. Garaar falstiin yaa raxmaan yaa raxiim
Madaxda sharka caalamka waxay ku hadlayaani waa afka baarkiisa ( been cad)
Allaah ha uheeliyo falasteen
Insha allh way gulaysanayaan Muslimiintu
Muqaa wimada kuli goo dhulak hoos tooda bay dhufees yo ka qotaan hub kooda iyo madax dooda na ay gali yaan Mar ka arsinaal Iya gana Godad kaa MA qotaan
NADAARO, QAZA WA LA ISKA RUSHEYNAYA, SABABTO AH, CARAB AYABA RALLI KA AH, IN DADKODA LA TIRTIRO, BARRINA MID KALE , MID MID AYA LOO WADA CUNAYA.
Sinwaar waxaa uu ahay geesi
NADAARO, MA LA SOCOTA, IN MUUSE BIIXI, AY IMARAAD IYO ITOOBIYA KA DHAMEYEEN IN UU YUHUUDDA U OGOLAADO IN AY XEEBAHA SOMALILAND SOO DAGAAN.
Rer falastin Allah ha u gargara walaleheen guul alqaasam yahya siwar Allah ha u gargara
HARGEYSA AYA LOO QALQAALINAYA, IN AY NOQOTO, QAZA DII LABAAD.
Gurigeygad xog ku hassan dhiga ka baxayna ma Ana ka masul ah hhhh
Waxa ay shayaadiintaas walaaqaayaan iyo beenta ween ay daldalayaan micneheeda waxaa waaye in ururka mujaahidiinta XAMAS ay is dhiibaan ayagoo weliba ogyihiin in waxa ay rabaan ay u suurto gelaynin , kuwanu bayaan cad oo ku saleeysan qodobo cad cad lagu qanci karo ay la imaan Yahuudna ay si rasmi ah u fulin karin dagaal meesha joogsanaayo haba yeraatee aysan jirin…… Mujaahidiinta XAMAS ma hoggaamiyo addoonkooda Mxmud Cabbas ee waxaa hoggaamiya niman la yiraahdo RIJAALULLAAH oo geri iyo nolol aan kala jecleen .
Nadaara gurigii N.ayaa laduqeeyay lamana uga inuu dhintay iyo inkale ee kasoo hadal
Illahey ha udhibdhaamo duco waxaan aheen mahaaynee gaalka wuu is biirsaday lkn waxaa ka xumahay gaalada kaligeeda naarta ma halesee dad muslim sheeganaayo oo hadana munaafuq ah😢😢😢😢😢alle haunaxariisto geesiyaasha😢😢😢
41 comments
Hadane mid kadaran u dhiibi rabaan
Munafaqiin waa eeyaha gubayaya caruurtii muslimiinta
Waa beentood yuribiyaanka la kulankooda aa ceeb ah markaas dadka dhagahooda ee rabaan ineey maqashiiyaan ineey nabad raadis yihiin nimankaan wee tashteen ineey ilmaha iyo hooyooyinka laayaan
Afar sheydan warkoda nagadai
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
Allaha ka dhacs
Ado cadowga
Wahaabiyada Sacuudiga oo u dabaaldageen kuna farxeen dilka sinwaar
madax maha kuwaad aad sheegaysa kadilay iyo kuwani mid qudha wax warkooda kor loo qaado ayaaba qalad hoosta dhig oo war haba ka dhigin
Rer galbeed wa munafiqin laba wajilayal masibo allha kukeno rer farastin allha aya maqan لا انصر الله قريب
Erdugan kaalintiisi kama so bixin Falastiin na waxba umaqaban xata raashin waa u geynwaayey waa ka xumahay
Asc nadara hadalkooda waa gowda maqashii wana howqaban
xayeysiinta nagadaa yahye siwaar oo shahiiday baa xayeysiin dabagalinaysan😭😭
Nadarow nimankii shayaadiinta ahaa ee ay yuhuuda rahmada ku haysato ma kuwanbaa yahuud ka hadli kara iyagaaba yuhudi gumeysataa ilka abeeso hoosey ka xiriiraan hubey ku daabulayaan masajidka ciyaarta ka daaya yuhuud insha allah waqtigeedii wuu dhamaaday insha alaah
S w r ilaahy muslimiinta samir hakasiyo xms badal qayr qabo oo kadarn swr ilaahy hsiyo
😭😭😭😭😭
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Yaxye siwar iyo inta shidayba alle jatol fardawsa hore haka geyo yuhudana hajabiyo wa dalimine alow islaamkA u hili ada awodbadane yAa allaah rer falastiin ugargaar oo cadawga kaqabo
Allah haunaxar 😭🇵🇸😭🇵🇸Aamiin allha 🤲 🤲 Yaxya sinwaar
Allaha u naxariisto geesigii naftiisa u huray dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa waa geeri na taabatay runtii inta damiirka u saaxiibka ah waa geesi garab waayay taariikhda ayaa qori doonta xamaasna kuma baabi doonto sidaas insha allah rabi ha ugargaaro qazo iyo ehelkeeda
Dagalka hajogsado waben wa dhagalku hasocdo nataniyahu iyaga kadaran Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod Allaha unaxaristo yaxyaa sinwar iyo mujahidinta dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa allaah qayuum Yaa Allah qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
Ilaahy falstiin ha u gar gaaro isaamku ilaahy ayuu hastaa gar gaar kiisa gaalose iyagu waa ku waa isugu tagaye ilaahyoow u. Garaar falstiin yaa raxmaan yaa raxiim
Rabiyow ugargaar walalahena GAZA iyo dhaman muslimiinta
Madaxda sharka caalamka waxay ku hadlayaani waa afka baarkiisa
( been cad)
Allaah ha uheeliyo falasteen
Insha allh way gulaysanayaan
Muslimiintu
Muqaa wimada kuli goo dhulak hoos tooda bay dhufees yo ka qotaan hub kooda iyo madax dooda na ay gali yaan Mar ka arsinaal Iya gana Godad kaa MA qotaan
Illaahay haw naxariisto jannatal fardowsa Aclaa hawgu deeqo gabrig haw ruuro myjaahidka Sinwaar àaaaamiiiin yaa Rab
Kulligood daanjiriidka ka qoslayaal Rabbi tafaraaraq haku rido gaalada dhamaan tood
Aduunka la sheegaya wakee carab Iyo muslimiintuna gaaladay hoos fadhidaa cagaha gaalada madax yadooda dulsaaran,
Gaaladiina dashatay.
Allow ka kor qaad dibka reer Qasaaa.
aloow reer falastiin lubnaan aloow ugar gaar
guul xamaas