SIR LA KASHIFAY | HEZBOLLAH | KHAMENEI OO FARIIN ‘ADAG DIRAY’



SIR LA KASHIFAY | HEZBOLLAH | KHAMENEI OO FARIIN ‘ADAG DIRAY’

SOURCE: Why Hezbollah is having more success with its drones after a year of war – analysis
UAVs have given Hezbollah the ability to strike buildings in Israel with precision while complicating the detection and interception of these drones. https://www.jpost.com/middle-east/article-825216

EDITORIAL NOTE : ⚠️ The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, UK , the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah—either in part or in its entirety—as a terrorist group.) ⚠️

Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.

“We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.

Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: https://www.timesofisrael.com/biden-says-holding-discussions-on-possible-israeli-strike-on-irans-oil-facilities/?utm_source=article_hpsidebar&utm_medium=desktop_site&utm_campaign=liveblog_entry
.

19 comments
  1. Abdihafith allahaha u naxariiste ninki Xassan ee gabadhiisa yarayd Holland ku dhimatay aya Abdihafith ba i waraystay laha hadeed malaha dhibanayaasha aad waraysatid malaka mawtki aya wax yar uso jira 😪

  2. Gantalka xisbullahu waxa uu ku duula ( bismillahi Allahu Akbar ) 7jeer yasin ku akhriyan suratul yasin ayada (wajacalnaa min beyna Aydiimin sadan wa min khalfihim sadan fa'akhsheynahum fahum laa yubsarun ) Allahu akhbar. Allahu Akbar Allahu Akbar .

  3. Taraam hadii ladoortana wax uukabadali karo malaha base waxlee siiqasmaayo waana jabaayaan odigaas booteynaayo ilaahow cadawga gumeystaha iyo wixii tagerayo jibi 😂😂😂😂

  4. Israil Diyar Uma Aha Kaliged Inay Werarto Iiran Waxay Donaysay Inay Dagalaman Maraykan Iyo Iiran Maraykana Wuxu Ogyahay Balayada Dhacaysa Haday Isfarasaran Iiran Isked Haday Uqado Werarna Waa Dhamadka Israiil

  5. Allahayaw Rabbiyaw dhamaan muslimiinta ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah Garabkooda illaahay Hagallo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Leave a Reply